Kulan Dhalinta Galjubo La Yeesheen Qaar Ka Mida Qurba-Joogta

Kulan Dhalinta Galjubo La Yeesheen Qaar Ka Mida Qurba-Joogta

Midawga Dhalinyarada Galjubo oo ay ma talayso Marwo Amal Mohammed Yarow Hirad ayaa waxa uu kulan balaadhan la yeeshay qaar ka mida qurba joogta beesha ee ku sugan dalka Denmark, halkan hoose ka daawo muuqaalka kulanka……

Gal-Jubo Youth Union waa ururka midnimada dhalinyarada Galgaduud iyo jubooyinka (Gedo, Jubada Hoose Iyo Jubada Dhexe), waa urur doonaya inuu wax ka badalo siyaasadda goballadaas. Ururkan waxaa asaasay dhalinyara aqoonyahanno ah oo ku kala sugan waddamada India, Sudan, Pakistan, Norway, Finland iyo  Denmark.  Read more…